14 Qof Oo Soomaali Ah Oo Lagu Xidhay Masar iyo Sababta Loo Haysto

0
110

Masar (Tayosame News) Ciidamada ammaanka dalka Masar ayaa xabsiga dhigay muwaadiniin Soomaaliyeed, kadib howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Qahira ee xarunta dalkaasi.

Ciidamadan ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay xaafadaha ku yaalla degmada Nasri City ee Soomaalida ku badan tahay, waxaana ay xabsiga dhigeen 14 qof.

Dadkaan la xidhay ayaa isugu jira arday iyo qaxooti, waxaana la barayaa sida la xaqiijiyey sharciga ay ku joogaan dalka Masar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.