Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Ansixisay Natiijada Doorashada

0
29

Hargeisa (Tayosame news)  -Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah u ansixisay natiijadii ku meel gaadhka aheyd ee doorashadii madaxtooyada Somaliland oo ay dhawaan kominshanka doorashooyinku u soo gudbiyeen .

Gudoomiyaha Maxkamada sare oo warbaahinta u akhriyey qaraarkaas ayaa waxaa uu sheegay in natiijadan doorashada ee ay kominshanku u soo gudbiyeen aaney wax cabasho ahi ka imanin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.