Erdogan Madaxweynaha Turkiga iyo Dagaalka Xorayta Magaalada Qudus

0
542

Turkey (Tayosame news)  Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in tallaabdaasi ay Muslimiinta dunida uga dhigan tahay in Mareykanku uu khadka cas ka tallaabay.

Dalal badan ayaa ka dalbaday Donald Trump inuusan qaadin tallaabadaasi.  “Mr Trump! waxaad ogaataa in Qudus khad casa ay uga dhigan tahay Muslimiinta,” ayuu yiri Erdogan oo khudbad ka jeediyay telefishinka.

Israa’iil ayaa haysatay bariga Qudus tan iyo markii uu dhacay dagaalkii Bariga Dhexe sannadkii 1967. Waxayna goosatay 1980kii. Waxay u aragtaa in ay iyadu leedahay, laakiin shuruucda caalamiga ah waxay dhigayaan in ay tahay dhul la haysto.

hadaba sida la rajeynayo turkeyga  oo ah hogaanka umadda muslimminta ah ee hada ayaa si weyn uga cadhaysan arinka trump ee  uu ugu aqoonsaday qudus caasimadda israail isagoo turkey ku hanjabay inay xidhidhka u jarayaan israaiil iyada oo laga cabsi qabo inuu dagaal la galo israaiil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.