Hargeisa (Tayosame news) waxa si rasmiya xilka wasaarada arrimaha gudaha somaliland si rasmiya ula wareegay wasiirka cusub ee xilka wasaaradaasi loosoo magacaabay wasiir maxamed kaahin ahmed, isagoo halkaasi ka soo jeediyey waxyaabaha u qorshaysan halka hoose ka daawo muuqaalkii oo dhamaystiran