Hambalyo Tahniyad Dhalasho Farxad Leh

0
35

Hargeisa (Tayosame news) Waxaanu halkan hambalyo dhalasho farxad leh uga diraynaa Aqoonyahan Nimcale Cabdiraxman Muuse iyo Marwadiisa  Habi Oo Shalay Taariikhdu Markay ahayd 18-December-2017 wiil ugu dhashay  caasimada somaliland ee hargeisa gaar ahaan cusbitaalka weyn ee hargeisa wiilkaasi oo loo bixiyey Cabdiraxmaan Nimcale Cabdiraxman.

Dadka tahniyada diraya ayaa waxay kala yihiin

  1. Tayasiir hassan Mas-Mas
  2. DRs. Nimco Cabdilahi Maxamed
  3. ENG Jimcale Omar Jibriil
  4. Sheekh Yuusuf Siciid Axmed
  5. Siciid Cabdi Nuur
  6. Aqoonyahan Cisman Maxamuud Yuusuf

waxana aanu ALLE uga baryeynaa inu noqdo kii diintiisa, dadkiisa iyo dalkiisaba anfaca waxanu leenahay soo kor oo soo barbaar

AAMEEN…………..AAMEEN………………….AAMEEN………

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.