Hargeisa (Tayosame news) Wasiiru dowlaha wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland ayaa qaadacay inuu xilka uu u hayey wasaaradaasi wareejiyo, isagoo shuruud uga dhigay keliya inuu xilka ku wareejin karo uun digreeto madaxweyne. Ka daawo muuqaalki oo dhaystiran.