Somaliya Oo Hawadeeda Si Rasmiya Ula Wareegtay + Dowlada Somaliland Oo Daawanaysa

0
13

Hargeisa (Tayosame news) Xukumada muqdisho ayaa si rasmiya ula wareegtay guud ahaan hawada somaliya iyadaoo qalabkii lagu maamulayeyna la dhigay kana shaqaynayo gudaha magaalada muqdisho.

Inkasta oo uu jiray Muran dhanka hawada ah oo u dhaxeeyey somaliland iyo somaliya iyo cida maamulaysa hawada ayaa hada meesha ka baxaya iyadoo guud ahaan arrinti hawada la wareegta somaliya.

Xukumada somaliland yaa ku celcelisa in somaliland hawadeeda u madax banaan tahay, iyadoo xukumada cusub ee somaliland daawanaysa waxa halkaasi ka dhacay.

Daawo qalabkii hawada sare loogu talo galay iyo sda loogu shaqaynayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.