Xidigii Hore Ee Kubada Cagta Aduunka Oo Ku Guuleystay Madaxweyne-nimada Liberia

0
22

Liberia (Tayosame news) Doorashadii shalay looga dareeray guud ahaan dalka liberia ayaa la sheegayaa in natiijadeedi soo baxday oo uu xilka madaxweynaha ku guuleystay ciyaaryahan hore oo xulka dalkaasi ee George Weah (51-jir) ahaana ninka keliya ee african ah ee ku guulaysaty xidiga kubada cagta aduunka.

Madaxweynahan cusub ee Liberia ayaa ahaa ninka ugu laacibsanaa kubadda Afrika xilligiisii sagaashameeyadii, waxaana uu sannadkii 1996-dii ku guuleys kubadda dahabka ah ee Ballon d’Or.

Ka hor inta aanu ka fadhiisan  ciyaaraha sannadkii 2003-dii ayaa waxaa uu usoo ciyaaray kooxaha Milan, PSG iyo Manchester City ee qaaradda Yurub. Weah ayaa ugu mahadceliyay shacabka reer Liberia kalsoonida ay siiyeen, waxaana uu u ballan qaaday in uu kasoo dhalaali doono masuuliytadda ay u dhiibteen ee xilka madaxweynenimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.