Ciidamada Amisom Oo Madaafiic Ku Laayey Boqolaal Neef Oo Geel Ah + Gadoodka Shacabka

0
563

Qaar kamid ah shacabka ku nool deegaanka muuri ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku eedeyay ciidamdada Midowga Afrika AMISOM in ay laayeen boqol neef Geel ah oo ay lahaayeen.

Dadkaan oo u waramayay wakiil wareedka idaacadda simba ee Gobolada Shabeelooyinka ayaa sheegay in maadaafiicdii ugu dambeysay ay ciidamadda AMISOM rideen ay laayeen xoolo badan oo ay laahaayeen dad shacab ahaa.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in sidaan oo kale ciidamadda Midowga Afrika AMISOM ay madaafiic ugu laayeen xoolo ay lahaayeen, islamarkaana aysan bixinin wax lacago ah oo u dhigma xoolaha duqeynta lagu laayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.