Hargeisa (Tayosame news) mahad waxay usugnaatay Allaha isku jaangoyey dunida iyo kitaabkuu usoo dajiyey rasuulkiisa, iyadoon bani aadamku cilmiga casrigaan dhawanahan ogaday waxa quraanka lagu shegay 1400 sano ka hor.
1.sanadka waxa ku jira labiyo toban bilod halka quraanka kalmada (BIL) lagu sheegay 12 jeer.
2.sanadku wuxu ka koban yahay 365 cisho ama malmood halka quraankana lagu shegey kalmada maalin 365 jeer.
3.quraanka waxa lagu shegay biyo 32 jeer halka berina lagu shegay 13 jeer hadii saami ahaan lo rogo waxay noqoneysa isla natiijaday heleen culimada saynisku in berigu yahay 28.888% baduna tahay 71.111%.
4.dunida waxa lagu shegay quraanka 115 jeer halka aakhirana lagu shegay 115 jeer.
5.kalmada malaika waxa lagu shegay quraanka 88 jeer kalamada shayadina waxa lagu shegay 88 jeer.