Xildhibaan Nacnac Oo Beeshiisu Ku Khasabtay Inu Is Casilo Ama Beesha ka Dhex Baxo-W/Q Muuse Ali Nuur

0
52

Hargeisa: (tayosame news) Xildhibaan Nacnac oo ahaa nin kasoo jeeda beesha arab kana mid ahaa Xildhibaanada Beeshaasi Ugu Jira Golaha Wakiilada Ayaa Kamid Ahaa ragii usoo halgamay Xisbiga KULMIYE Kadib Marku Guulayastay Xisbiga Kulmiye waxa uu ahaa raga ugu dhaw madaxtooyada somaliland isga oo saaxiib la ahaa Madaxwayne Axmed Siilaanyo

Isgoo Ahaa Ninka Heerkaas taagan ayaa beeshiisa Oo Dhawaan Ku Biirtay Xisbiga WADANI Loona Magaacabay Cabdiqaadir Jirde Gudoomiyha Ku Meel Gaadhka Ah ee WADANI Ayaya waxa cadaadis Badan Lasaaray Xildhibaan Nacnac oo Kamid Ahaa KULMIYAHA Waawayn Loguna Khasbay Inu Iska Casilo Xisbiga KULMIYE Kana Mid Noqdo Xisbiga WADANI Hadii Kale uu Ka Dhex baxo Beesha Taasina Waxay Xildhibaanka Ku Qasbatay Inu Kamid Noqdo Xisbiga WADANI Iskana Casilo KULMIYE Hadaba Bal Aynu eegno Halkay kala Soo Dhacdo Xildhibaan Nacnac Go,aanka Uu Qaatay Maanta Isgoo Ay Ka Muuqtay Cabsi Iyo kalsooni Daro aanay Ka Muuqanaysay Qasabka Lagu Qasbay Sidatan.

Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Waa ninka Araba isna tolow mayeelaya waxay ku yidhaahdaan waa yaabka yaabkiise.

W/Q Muuse Ali Nuur

Nuur-Ali2@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.