Somaliland (Tayosame news) Wasiirka arrimaha dibedda somaliland Dr sacad cali shire ayaa ka war bixiyey safarkisi ugu horeeyey inta madaxweyne muuse u doortay wasiika arrimaha dibeda uu ku tegay wadanka ingiriiska oo uu kula kulmay xubno ka tirsan golaha baarlamaanka UK.
hoos ka daawo warbixinta wasiirka
https://youtu.be/-Xfy582AGco