Wasaaradaa Beeaha Somaliland Oo Ka Jawaabta Cabsho Kasoo Yeedhay Beeraleyda Dalka

0
47

Hargeisa (Tayosame news) Shir saddex maalmood soconayay oo lagaga hadlayay horumarinta beeraha iyo wax ka qabashada cabashooyinka beeraleyda ayaa lagu soo gebagabeeyay magaalada Hargeysa.

Shirkan oo ay ka qeybg aleen aqoonyahannada ku xeelka dheer abuurka beeraha ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxyaabaha la iskula soo qaaday waxaa ka mid ah in xal loo helo raashinka ay hay’aduhu keenaan xilliyada ay soo go’aan dalaga beeraha si beeraleyda loogu qanciyo inay sare ugu qaadaan wax soo saarkooda.

Ibraahim Cumar Kaahin oo ah sarkaal ka tirsan Wasaaradda Beeraha ee Somaliland ayaa shegay in shirkan looga gol leeyahay sidii looga hoortegi lahaa in xiliyada ay dagalyada soo Go’aan in ay Hay’addaha Gargaarka keenaan Raashiin mucaawino ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.