Puntland Oo Hanjabaado Soo Diraysa Xilli Ciidankii Madaxtooyada Puntland isu Soo Dhiibeen Ciidanka Somaliland

0
445

SOOL: (Tayosame news) Gudoomiyihii kastamka tukoraq ee maamulka soomaliya eee puntland ayaa ku dhawaaqay inay dib u qabsan doonaan tukoraq iyo guud ahaan gobolka sool oo dhan.

Waxa kale oo uu sheegay in ciidamada qaranka somaliland ay barakiciyeen dadkii deegaankaasi.

Isla Maanta ayey ahayd markii ciidamo ka tirsan kuwa ilaalada madaxtooyada maamul goboleedka puntland oo qalabkoodu u dhamaystiran yahay ay isu soo dhiibeen ciidanka qaranka halkaasi oo ciidanka qaranku ku qalabeeyey dhamaantoodaba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.