Labada Kuuriya Oo Ku Heshiiyey Inay Calan Keliya Yeeshaan Ciyaaraha Olombikada

0
33

Korea (Tayosame News) Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa ku heshiiyey inay hoos socdaan calan isku mida bisha dambe ee olombiga jilaalka ka dhici doona kuuriyada koonfureed iyo in ay soo safaan dumar isku jira oo kooxda ice hockey ah.

Habayntani waxay astaan u tahay xidhiidhka soo diiraya ee bilaambay markii hogaamiyaha kuuriyada woqooyi kim jong-un uu bixiyey inuu u diro koox ciyaaraha khudbadiisii sanadka cusub.

In aad u yar oo ka mid ah kooxda ayaa noqon doona orodyahanno laakiin in ka badan shan boqol oo muusigiisteyaal, kuwa taageerayaasha qayliya haga iyo saraakiil ayaa koonfurta tagi doona.

Wasiirka arimaha dibada koonfur kuuriya kang kyung-wha ayaa BBC u sheegtay in ay doonayso in gargaar bani aadanimo oo badan loo diro woqooyiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.