DEGDEG: Madaxweye Farmaajo Oo Sii Huriyey Colaada Somaliland iyo Puntland

0
343

puntland (Tayosame news) Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya maxamed cabdulahi farmaajo aya sii huriyey colaada ka dhex alooosan maamul goboleedka somaliya ee puntland iyo jamhuuriyada somaliland.

Madaxweyne Farmaajo ayaa maamulka garoowe intii uu ku sugnaa u balan qaaday inay dalwadiisu la garab taagan tahay taageero isagoo u fidiyey inay qalab milateri ugu deeqi doonaan ciidamada qalabka sida ee maamulkaasi.

Waxa kale oo uu ciidamo ka tirsan kuwa milateriga soomaliya ku amray inay ka garab dagaalamaan kuwa maamulka puntland iyagoo soo gadhay hadana ku sugan magaalda garoowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.