Garoowe (Tayosame News) Baarlamaanka Puntland ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay ku taageerayaan in Puntland dagaal la gasho Somaliland, islamarkaana bulshada rayidka ahi ku biirto dagaalka. baarlamaanka ayaa jihaad ku masaalaya dagaal ay Somaliland la galaan.