South Africa: Will Soomaaliyeed Oo Lagu Dhex Dilay Meheradiisa Ganacsi

0
85

South Africa (Tayosame News) Waxaa xalay dalka Koonfur Afrika lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaas ku Ganacsada.

Muwaadinkaan oo lagu Magacaabi jiray liibaan Cali ayaa lagu dhex dilay Goobtiisa Ganacsi oo ku taalla Xaafada Sekoro ee dalkaasi koonfur Afrika.

Kooxdii Burcada ahaa ee Ganacsadaha dilay ayaa sida la sheegay qaatay qaar ka mid ahaa agabkii Ganacsi ee u yaallay kadibna Goobtaas  ka baxsaday.

Majirto cid ilaa iyo hadda loo  qabtay dilkaas,waxaana dalka Koonfur Afrika ku soo batay dilalka loo geysanayo Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku Ganacsanaya dalkaasi koonfur Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.