Daawo: Muuse Biixi Oo Sheegay Inay Xamar Inagu Wadaan Wadani Iyo Beeshiisu, Farqiga Shalay iyo Maanta

0
20

Hargeisa (Tayosame News) Madxaweynaha talada dalka haya ee madaxweyne muuse iixi cabdi ayaa daadafeeyey hadal uu sheegay wakhtigii ololaha oo uu xisbiga wadani ku eedeeyey in looga gacan haadinayo maamulka muqdisho.

hadaba akhriste is barbar dhig hadaladii muuse e shalay iyo kuwa maanta

hoos ka daawo muuqalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.