Daawo: Mooshin Ka Dhan Ah Golayaasha Degaanka Oo Golaha Wakiilada La Hor Dhigay

0
36

Hargeisa (Tayosame News) Mooshin ka dhan ah Golayaasha degaanka ayay Golaha Wakiilada soo dhigeen 23-xildhihaan oo Golahaas ka tirsan. Sidaana waxa saxaafadda u xaqiijiyay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble. Isagoo umuurtaas ka hadlaaya.

hoos ka daalaco muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.