Guddoomiye Cirro Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Shirka GARXAJIS Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi

0
181

Hargeisa (Tayosame news) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa waxa uu markii ugu horraysay ka hadlay shir ay beelaha Garxajis dhawaan ku qabsanayaan Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.
Dhan kale waxa uu ka hadlay guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) kulan oo dhawaan xarunta Madaxtooyadda kula qaatay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo arrimaha ay ka wad-hadleen

Hoos ka daalaco muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.