Hargeisa (Tayosame News) madaxweynaha hada haya talada dalka somaliland muuse biixi cabdi ayaa cadeeyey in xisbiga kulmiye lagu aasaasay jeegaan kuna tilmaamay somaliland min bari ilaa galbeed jeegaan.
Hoos ka daalaco Muuqaalka
https://youtu.be/hYOvD4wut98