Hargeisa (Tayosame news) Dowlada Kenya Oo Heshiis La Gaadhaysa Somaliland Si Qaadka Miirowga Loogu Soo Dhoofiyo Somaliland.
Dowlada kenya ayaa u fasaxday ganacsatada qaadka dalka kenya inay wada hadal la furi karaan dhigooda somaliland si qaadka dalkaasi loogu iib geeyo suuqyada somaliland oo ah mid dihin.
Hos ka daalaco muuqaalka