Dhalinyarada Beesha Bariga Hargeysa Oo Taageero Balaadhan U Muujiyey Kuna Biiray Xisbul Xaakimka Kulmiye

0
88

Hargeisa(Tayosame news) -Xaflad aad u balaadhan ayaa saaka lagu qabtay Hotel Kaah ee bariga magaalada hargeisa, xafladaasi oo ay kasoo qayb galeen madaxda xisbul xaakimka kulmiye oo uu hogaaminayo musharax Muuse Biixi Cabdi, wasiiro, maayarka caasimada hargeisa, cuqaal, dhalinyaro iyo haween.

madashaasi oo ahayd madal si qurux badan loo soo agaasimay ayey dhalinyarada ururka Baraarug ku cadeeyeen mawqifkooda iyo kusoo biiritaankooda xisbiga kulmiye.

ka daawo halkan hoose mahadnaqii iyo xikmada hadaladii Musharax Muuse biixi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.