Halista Caafimaad Ee Cuntooyinka Qasaacadaysan!

0
32

Hargeisa (Tayosame news) Cuntooyinka lagu kaydiyo daasasaha ayaa ah kuwa diyaara oo uu qofku si dhakhso u isticmaali karo balse waxa la cadeeyay in cuntooyinkaasi ay leeyihiin halis caafimaad.

Cuntooyinka moorka ah ee qasaacadaha ku jira ayaa waxa lagu daro kiimiko ka ilaalisa urta isla markaana dheeraysa muddada la isticmaali karo sidoo kalana waxa ay kiimikadaasi ilaalisa midabka cuntada iyo urteeda iyo waliba dhadhanka cuntadaasi .

Cuntooyinkaasi ayaa ah kuwa waxyeelaynaya caafimaadka qofka sida lagu baahiyay barta Dailymedicalinfo waxaana ka mid ah dhibaatooyinka caafimaad ee ka dhalan kara isticmaalka cuntooyinka qasaacadaysan:

1- Waxa cuntooyinkaasi ku jira kiimiko dhanaan oo ka ilaalisa urta waxa aanay sababi kartaa xanuuno aad u xun oo soo gaadga caloosha .

2- waxa ay sababaan dhagaxaanta ku beerma xameetida .

3- waxa ay sababaan calool istaag joogto ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.