Cajiib: Wadan 10 Qof Oo keliyi Diinta Islaamka Haystaan iyo Diinta Oo Sanad Dhawaa Gaadhay

0
505

Bhutan (Tayosame News) Mujtamaca amase qofka ku nool dal ay kula noolyihiin dad aanay isku diin ahayn oo waliba ka tira badan waxa ay dareemaan in hadd iyo jeer ay wax ka dhimanyihiin.

Boqortooyada Bhtuan ayaa waxa ay ku taala qaarada Asia waxa aanay u dhexeysaa labada dal ee Hindiya iyo Pakistan waxaana lagu qiyaasaa tirada dadka ku nool boqortooyadaasi Hal Millyan oo qof .

Boqortooyada Bhtuan ayaa waxa ay diinta Islaamku gaadhay sanadkii 2003 dii,dadka muslimiinta ee ku nool boqortooyadaasi ayaa waxa ay tiradoodu dhantahay 10 qof oo kaliya kuwaasi oo ilaa shan ka mid ah ay ka soo wada jeedaan hal qoys oo kaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.