Daawo: Xukuumadda Madaxweyne Biixi Xabsiga Dhigtay Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo

0
42

Ceerigaabo (Tayosame News) Guddoomiyaha gobolka Sanaag ayaa xabsiga u taxaabtay wafti uu hor-kacayo wasiiru dawlihii wasaaradda gaashaandhiga ee xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil iyo ragga kale oo ajaanib ah.

Guddoomiyaha gobolka Sanaag  ayaa sheegay amar laga xidhay raggani uu ka yimid Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.