Ghana (Tayosame News) Buuq ayaa ka taagan dalka Ghana, kadib markii xidhibaanada barlamaanka ee dalkaasi ay saxiixeen heshiis dowladda Mareykanka u ogolaanaya in ciidammadeeda ay saldhig ka sameystaan gudaha Ghana.
Dowladda Ghana ayaa heshIiskaasi ku badelatay lacag gaareyso labaatan milyan oo doolar iyo tababar la siinayo ciidammada Ghana. Siyaasiyiinta mucaaradka ee dalkaasi ayaa ku andacoonaya in heshiiskaasi uu yahay mid wax u dhimaya madaxbanaanida Ghana.
Buuq ayaa ka taagan dalka Ghana, kadib markii xidhibaanada barlamaanka ee dalkaasi ay saxiixeen heshiis dowladda Mareykanka u ogolaanaya in ciidammadeeda ay saldhig ka sameystaan gudaha Ghana.