London (Tayosame News) Kulan ay isugu yimaadeen ururka hablaha Gaaroodi ee magaalada London ayaa waxa ay kaga hadlay buugga uu qoray wasiir Guri-barwaaqo ee lagu aflagaadeeyay haweenka beesha Ciidagale.
Ururka hablaha Gaaroodi ayaa farriin u diray Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi waxaanay ugu baaqeen wax ka qabto arrinta buugga muranka badan abuuray.
Hoos ka daalco muuqaalka