Hargeisa (Tayosame news) Xukuumadda Somaliland ee Madaxweynaha ka yahay Muuse Biixi Cabdi ayaa u muuqata inay Dab ku dul ciyaarayso soona jiidanayso faduul aan u dhawayn, kadib markii ay canbaaraysay weerarkii Gantaalaha aha ee Xuutiyiinta Yemen ka dagaalama ku qaadeen Sacuudiga. War-saxafadeed ku qoran luuqada Carabiga oo Xukuumadda Somaliland arrintaas kaga hadlayso ayaa u dhignaa sidan