Hargeisa (Tayosame News) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Jimcaha ee shalay kaga hadlay cadaaladda Somaliland iyo in Somaliland loo waddo sinaado.
Sheekhu waxa uu si adag uga hadlay arrimaha ka taagan maanta oo ay kow ka tahay qabyaaladda iyo is xulafeysiga siyaasaddeed.