War Deg-Deg Ah, Wasiiro Hore, Wasiir Ku Xigeeno, Badhasaabo iyo Madax Badan Oo Hada Iska Casishay Xisbiga Kulmiye Kuna Biiray Xisbiga………..+ Video

0
200

Hargeisa: (Tayosame news) -Wasiirkii hore ee wasaarada Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac , Wasiir ku xigeenka boosaha iyo isgaadhsiinta Md Cali Maxamuud Cali iyo badhisaab ku xigeenkii gobalka Sanaag ayaa goordhawayd shaaca ka qaaday inay iska casileen xilki iyo xubinimadii ay ka hayeen xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE.

 

Waxaana ay shaaca ka qaadeen asuuliyiintani inay si rasmi ah ah ugu biireen xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.