Dowlada Somaliya Oo Markii U Horaysay Ka Hadashay Doorashada Somaliland

0
125

Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyadda ee ku shirsanaa Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay doorashadda ka socota degaanada Jamhuuriyadda  Somaliland.

Dowladda muqdisho ayaa waxa ay sheegtay in ay soo dhaweynayso Ololaha doorashadda Somaliland.

Waxa ay sheegtay dowladda in ay soo dhaweynayso doorashadda oo ah Mid muhiim ah,islamarkaana ay ku baaqayaan in la ilaaliyo Ammaanka.

Waa markii ugu horreysay oo dowladda Soomaaliya ay ka hadasho Ololaha doorashadda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.