Komishanka Doorashooyinka Oo Dhawaan La hadli Doona Saxaafada Iyo Waxyaabaha Kasoo Kordhay Arimaha Doorashada

0
232

Hargeisa (Tayosame news) -Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa la filayaa in ay goor dhaw la hadlaan warbaahinta kana hadlaan waxii kasoo kordhay Tirinta codadkii doorashada madaxtooyadda Somaliland.

Guddiga komishanka Qaranka ayaa la filayaa in ay ugu horeyn ka hadlaan halka ay marayso tirinta codadkii degmooyinka dalka iyo waxii kasoo kordhay,sidoo kalena guddiga Komishanka ayaa la filayaa in ay ka hadlaan dabaal dagyo ilaa xalay ka socday Magaalooyinka Burco iyo Gabiley oo ay dhiganayaan taageerayaasha xisbiga KULMIYE iyo WADDANI,iyada oo aan wali jirin natiijo rasmi ah oo kasoo baxday guddiga komishanka Qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.