Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Group Mudane Maxamed Siciid Dahabshiil oo kulamo la qaatay madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida iyo masuuliyiinta kale ee xukumaddiisa ayaa sheegay in Dahabshiil fududaynayso dhammaan qaadhaanka loo ururinayo dadka musiibadu ku dhacday ee suuqa Taywan ee Jigjiga ka gubtay. Dahabshiil Group oo ku dhawaaqday lacag 20 Milyan oo Bir ah ayaa sida oo kale khidmad laβaan ka dhigtay wixii tabarucaad ah ee lagaga qayb qaadanayo gurmadka βDhibaatada dhacday sida aanu uga xunahay ayaan halkan (Jigjiga) u imid oo ula kulmay madaxweynaha iyo wasiirrada, waxaanu ku dhawaaqnay lacag 20 Milyan oo lacagta Itoobiya ah, waxa kale oo aanu goβaamminay in cid kasta oo dalka dibaddiisa iyo gudihiisaba gurmadka ka qayb galaysa oo akoonka dawladdu magacowday lacag ku soo shubaysa aanan wax khidmad ah ka qaadan, waxaanan dadka ku dhiiri gelinaya in ay dadka walaalahood ah caawiyaan meel ay joogaan ba,β ayuu yidhi Mudane Cabdirashiid Dahabshiil
Home
Latest News Shirkadda Dahabshiil oo ππ ππ’π₯π₯π’π¨π§ π¨π¨ ππ’π« Ugu deeqday Ganacsatadii ku waxyeeloobay...