Nin U Dhashay Thailand Oo Mas Ka Goostay Xubinta Taranka (SAWIRRO)

0
759

Thailand (Tayosame news) -Nin u dhashay dalka Thailand oo 38 jir ah ayaa mas kusoo weeraray gudaha Suuliga, isagoo fadhiya suuliga ayuu uga soo dhex baxay fadhigii uu xaajada ku gudanayay.

Jaraa’idka maxalliga ee gudaha Thailand  sida ay qoreen waxa uu masku ka qaniinay xabinta taranka, kadib markii uu Mas uga soo dhex maray tubooyinka dhexdooda.

Mareegaha la yiraahdo “BFMTV” ayaa sheegay in qofka dhibaatadu gaardhay loola cararay dhakhtarka si loogu sameeyo qalliin dhanka habdhiska taranka ah oo uu masku dhibaateeyay.

Ninkan dhibaatadu soo gaadhtay ayaa xaaskiisu ay jiiraanka ka dalbatay iney usoo gurmadaan, waxayna ku dhaqaaqeen iney ka badbaadiyaan maska oo u geysan lahaa geeri hubaal ah .

Ugu dambeyn waxaa la jabiyay Suuligii oo laga soo dhex saaray maska oo la geeyay meel aaney dad ku dhaqaneyn oo lagu sii daaya maska halkaa iyadoo aan wax dhibaato ah loo geysan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.