Hargeisa (Tayosame news) – Xildhibaan Timacade oo ka tirsan Golaha Deegaanka Hargaysa oo dhawaan la xidhay ayaa ka hadlay xadhigiisa iyo waxyaabaha lagu eedeeyay waxaanu sheegay ina aanay waxba ka jirin arrimaha lagu eedeeyay
Ka daawo muuqaalkii halkan tayosame
https://youtu.be/LhNL2R1ThXU