Bedel Fikirka, Si Noloshu U Bedesho!
- Si aad nolosha u bedesho waa inaad habka aad u fikirto bedesho
- Si aad guul u gaadho naftaada xakamee, kana adkow, taasi waa gaadhida guusha Aduun iyo aakhiro.
- Qof kasta dhibka ku haysta ha u sheegin maxa yeelay dadka 15% ayaa kula dareena, 85% waxay ku raaxaysanayaan dhibka ku haysta.
- Wakhti waa lacag kaash ah oo aad haysato u xafid sida aad iyada u ilaaliso.
- Noloshu isma bedesho, qofka ayaa bedela, ku dadaal inaad nolosha habayso.
- Dadku waa laba nooc kuwo rajo iyo damac ku jira iyo qayb qorshe iyo ujeedo leh, waana ku guulaysta.