Alshabaab Oo Xukun Dil Ah Fulisay, Akhriso Ninka La Dilay Magaciisa iyo Sababta

0
250

Somalia (Tayosame News) Al-Shabaab ayaa faagaro ku yaalla deegaanka Iidaale ee Gobolka Baay waxa ay ku toogteen Nin ay ku sheegen  in fal kufsi iyo dil ah uu kula Dhaqaaqay Haweeney.

Ninka ay Al-Shabaab Goobta fagaaraha ah ay ku toogteen ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Aadan Ibraahim Aadan, waxay sheegeen Al-Shabaab in uu Haweeneyda kufsaday iyada oo iska difaaceysana uu faash uu la dhacay sidaasna ay ku geeriyootay .

Ma ahan markii ugu horeysay oo ay Al-Shabaab fuliyaan Xukuno noocan oo kale ah balse tiro dhowr jeer ayaa waxa ay deegaano badan oo dalka ah ay ka fuliyeen Xukuno kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.