Braun Strowman Aya Ku Guuleystay 50-man Greatest Wwe Royal Rumble Magaalada Jeddah

0
73

Sports (Tayosame News) Ciyaar Socotay 77 Daqiiqood. Kani Waa Kii Ugu  Badna Ee Lagu Tartamo  Iyo Kii Ugu Dheeraa

Daniel Bryan Ayaa Qaatay Shaqsigii Ugu Waqtiga Dheera  Isagoo Xalay Gaaray 76 daqiiqood Braun Strowman Ayaa Xalay Greatest Royal Rumble Dhigay Record Weyn Isagoo Bixiyay xadhigana ka tuuray 13 Xidig

Hal ciyaar Xalay Waxaa La Arkay Wajiyo Waaweyn Oo ay Ka Mid Ahaayeen Chris Jericho , Shane McMahon Great Khali iyo Rey Mysterio Jr  iyo Kurt Angle.

Kofi Kingston Waa Looga Bartay Ciyaarahaan Sidan oo Kale Inuu Sameeyo Mucjiso Yaa Xalay Sameeeyey.  Kan Ugu Weyn Ayaa Ahaa In Xalay Dib Loo Arkay Ninkii Gaabana ee Hornswoggle,

Mysterio ayaa Xalay Xaday Quluubta Taageeraayaasha Joogay King Abdulahi Stadium NXt Aya Xalay Ku Yeeshay 6 Xidig . Randy Orton Ayaa Ku Soo Galay Si Aan Caadi Ahayn Ka dib Markii Uu Rko Ku Qabtay Apollo Iyo Titus .  Dhacdadii Ugu Wenayd Ayaa Ahaa In Strowman Uu Miiska Weriyaha Ku Jabiyay Shane McMahon . Daniel oo Soo galay Kan ugu Horeeyay Ayaa Gaaray Dhamaadkii Waxana Isaga Bixiyay Ninka Ay Balansan yihiin Backlash Ee Big Cass . laakiin Big cass Waxaa isagana Ka Saaray The Monster

Baroun Strowman Waxaa Koobka iyo Suunka Gudoonsiiyeen WWE chairman Vince McMahon and a dignitary from Saudi Arabia,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.