Cajiib: Sadex Gabdhood Oo Isku Dayey Inay Kufsi Kula Kacaan Wiil Yar Oo 17 Sanno Jir Ah Magaalada Boosaaso

0
1259

Bosaso (Tayosame News) Magaalo xeebeedda bosaso ee maamul goboleedka somaliya ee puntland ayaa waxa ka dhacday dhacdo layaab leh kadib markii saddex hablood oo da’dooda lagu qiyaasay labaataneeyo ay kufsi kula kaceen wiil 17 sanno jir ah xalay abaaro 8 fiidnimo.

Wiilka ayaa xalayto ka yimid xaafad uu booqasho u tegay oo qaraabo yihiin laakinn intii uu dhexda kusii jiray ayaa waxa helay sadexda gabdhood kuwaasi oo damcay wiilka.

booliiska magaalada bosaso ayaa arintan ka gaabsaday inay ka hadlaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.