CAJIIB: Saraakiil Caddaan Ah Oo Gurtay Hilbihii Ismiidaamiyeyaasha Qaraxii Muqdisho + Sawiro

0
674

Muqdisho (Tayosame News) Qaraxyadii mataanaha ahaa ee lagu qaaday xarunta wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga Somalia ayaa reebay saameyn burbur xoogan oo ka dhashay qaraxyadaasi.

Qaraxyadaasi ayaa tirada dadka ku dhintay la sheegay in ay gaadhayaan toban qof oo isugu jira dad rayid ah iyo shaqaale dowladood.

Hilbaha ismiidaamiyeyaashii ee goobta laga helay ayaa saraakiil caddaan ah oo goobta soo gaadhay urursadeen, qaateen qeybo ka mida  jirka is-miidaamiyeyaasha Alshabaab ee is qarxiya si ay  baadhitaan ugu sameeyaan, loona aqoonsado.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.