Ciidamada Booliiska Oo Nimcaan Hilaac Ka Baadi Goobaya Magaalada Boorame

0
434

Boorame (Tayosame news)Ciidamadda jamhuuriyada somaliland ayaa ka raadinaya magaalada boorame fanaanka nimcaan hilaac oo kusoo laabtay wadanka.

nimcaan hilaac ayaa kasoo laabtay dalka somaliya oo uu dhawaanahan ku sugnaa, isago markii hore u safray magaalada jabuuti kadibna safar dhinaca dhulka ah kusoo galay wadanka somaliland.

hadaba dadweynaha ku dhaqan magaalada boorame ayaa ayaa is hortaagay ciidanka booliiska mara ay damceen inay so xidhaan fanaanka, wararka ayaa intaasi ku daray in fanaanku ka tagey xaafadooda isla markaasina uu dhuumalaysi ka bilaabay gudaha magaalada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.