Daawo: Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Togdheer Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco

0
42

Burco (Tayosame News) Badhasaabka cusub ee uu madaxweyne muuse biixi cabdi u soo magacaabay magaalada madaxda labaad ee somaliland burco ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaaladaasi.

Dadweyne aad u tiro badan oo isugu jira cuqaal, waxgarad, dhalinyaro iyo haween ayaa badhasaabka kaga hor tagey tuulada Qoyta oo 20Km kaga beegan dhanka waqooyi magaalada burco .

hoos ka daalaco muuqaalka

https://youtu.be/6jyC4kzJIYc

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.