Daawo: Deegaanka Boocada Oo Markii U Horaysay Laga Taagay Calanka Somaliland iyo Damaashaadka Soo Dhaweynta Calanka

0
109

Boocada (Tayosame News) Shacabka reer boocane oo sheegay ilaa 1991 in aan wax calan ah laga taagin degaanka boocane , ilaa wakhtigaana waxanu la sugaynay in ay na soo gaadho dawlada somaliland waxananu la shaqanayana ciidanka somaliland iyo in aanu raadino ictraafka somaliland , dhanka somaliland waxanu ka doonaynaa wax qabad muuqada

Hoos Ka Daalaco Muuqaalka

https://youtu.be/GT2vwSNfmJ8

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.