Hargeisa (Tayosame news) Gudoomiyaha xisbiga ucid ahna musharixii ku guuldaraysay doorashadi madaxweynenimo ee somaliland markii sadexaad ayaa shalayto mar uu ka hadlayey madashii ururka suxufiyiinta somaliland SOLJA kana qabsoontay hotel Ambassador ee magaalada hargeisa sheegay inuu mar afraad isu soo sharxi doono madaxweynenimada somaliland ee sanadka 2022 insha allah, hadaba daawo faysal oo hadlaya