Buuhoodle (Tayosame News) Dadweynaha ku dhaqan gobolka Buuhoodle ayaa joojiyay isticlaamka lacagta shillinka Somaliland iyo lacagta Soomaaliga.
Bulshada ku dhaqan deegaanadaasi ayaa taa bedelkeed isticmaalaya lacagta Itoobiya iyo lacagta dollarka.
Hoos ka daalaco Muuqaalka
https://youtu.be/Kve1UUiXtKI