Daawo: Hablaha Beelwaynta Garxajis Ee Burco Oo Cay iyo Hanjabaad Ku Hurgufay Wasiir Guri Barwaaqo iyo Arrin Cajiiba Oo Ay Ka Dhawaajiyeen

0
763

Burco (Tayosame News) Qaar ka mid haweenka magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa si adag uga hadlay gabay lagu caayay hablaha beesha Ciidagale oo uu buugga Sooyaal ku qoray wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Gur-barwaaqo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.