Hargeisa (Tayosame News) Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhawayd ka ambabaxay magaalada Hargeysa iyaga oo ku sii jeeda deegaanka Ceel-afweyn ee ay ka taagan tahay colaadda u dhaxaysa labada beelood ee walaalaha ah.
Hoos ka daalco Muuqaalka